Get Mystery Box with random crypto!

Waxaa ilasoo xiriiray nin xanuusan oo laga hayo wareegga xudun | Qolka Wasmada Somali

Waxaa ilasoo xiriiray nin xanuusan oo laga hayo wareegga xudunta ka hooseysa ilaa dhabarka, aadna ugu dhibban. Wuxuu ii sheegay dhakhaatiir kala duwan inuu la kulmay oo aysan waxba ku sheegin, isaguna uu xanuusanayo.
Waxaan u qoray hal aayad inuu ku celceliyo 41 jeer.
Maalinkii labaad xanuunkii wuu iga guuray buu yiri.
Waxaan u sheegay inuu wado muddo 30 beri ilaa 40 beri.

$2000 inuu isiiyo maku waafaqsantihiin? Isbitaallada $7000 baa ku baxda qaarkood oo aysan wax natiijo ah sameen.