Get Mystery Box with random crypto!

Qolka Wasmada Somali

Telegram kanalining logotibi qolkawasmada_x — Qolka Wasmada Somali Q
Telegram kanalining logotibi qolkawasmada_x — Qolka Wasmada Somali
Kanal manzili: @qolkawasmada_x
Toifalar: Kattalashtirilmagan
Til: Oʻzbek tili
Obunachilar: 16.72K
Kanalning ta’rifi

Wasmo, Raaxeysi, Galmo, Nin iyo Naag, Jimceysi, Fadeexad, Sir Wasmo, sawiro iyo video

Ratings & Reviews

3.00

2 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

2

2 stars

0

1 stars

0


Oxirgi xabar

2024-05-05 19:20:48 Ruqyada Qur’aanka ee Saameynta degdegga ah leh:
Qur’aanka waa dawo. Wuxuuna allah nagu mannaystay in aan ogaanno aayado si gaar ah u daweenaya cudurrada ay dhakhaatiirtu u maara-waayeen.
Haddii aad Markaz Alyaqiin Alnurani ku jirtid nasiib ayaad leedahay, haddii aad ka faa’ideysatid Ruqyada aynu kusiinno oo aad joogteysid maalin kasta, waxaa hubanti ah in ay kaa guurayaan dhammaan xanuunada aad muddo ku taameysay in uu Allah kaa shaafiyo.
Qofka aan akhrin karin waxaa ku akhrinaya qof xigtadiisa ah.

Marka Ruqyada aad bilowdid, waxaad isku arki doontaa xanuuno kugu kaakacaya, sida Madax xanuun, ama meelo awal ku xanuuni jirey. Taas oo macneheedu yahay Xanuunadaas inay kaa guurayaan; dhankay doonaan haka yimaaddaan.
Taasna waa Allah fadligiis.
Qofkii uu Allah ku daweeyo, waa inuu Allah u mahad-celiyaa, sadaqooyin bixiyaa, Qur’aan akhriska badiyaa, Salaadda joogteeyaa, wanaagga ku dadaalaa.

Dad badan nimcada ma gartaan, mana u mahadceliyaan Allah.
14.2K views16:20
Ochish/sharhlash
2024-05-05 01:19:35 Channelka sii faafiya, waxyaabo badan oo cusub baa soo wadnaa, iyo ku daweenta Qur’aanka cudurrada noocyada kala duwan ee dhakhaatiirtu ku wareereen.
مركز اليقين النوراني
Markaz Alyaqiin Alnurani
Nuurka Qur’aanka allaha nasiiyo
14.1K views22:19
Ochish/sharhlash
2024-01-01 04:25:00
Waxa ugu horreeya sanddan aad lasoo degto ha noqdo:

App Store: https://apps.apple.com/us/app/golden-quran-%D8%A7%D9%84%D9%85%D8%B5%D8%AD%D9%81-%D8%A7%D9%84%D8%B0%D9%87%D8%A8%D9%8A/id852497554

Google Play: https://play.google.com/store/apps/details?id=org.goldenquran.freesoft&pcampaignid=web_share
291.9K viewsedited  01:25
Ochish/sharhlash
2024-01-01 04:19:22 Sanaddan cusub ee 2024 sameyso Qorshe , Waxaad qortaa dhawr yool oo aad doonaysid in aad ka meel gaarto sanaddan cusub. Kadib kala jajabi yool kasta. Saddexda bilood ee ugu horeeya hal ama laba yool oo muhiim ah qorshee, 3da ku xiga sidoo kale, ilaa 3da bilood ee u dambeysa.
3da bilood u horreysa soo qabso. u kala jajabi bil-bil. bisha usii jajabi Usbuucyo.
Halkan waxaa kuugu soo gudbinayaa Usbuucyada sanadda 2024 oo usii jajaban maalmo iyo saacado.
Muhiim: Ugu horreysii qorshahaada Raali-gelinta Allaah, weynaaye.
Naftaada dagaal ku qaad, oo ka mayr dambiyada, salaadda ku dar jadwalka, iyo Quraan Akhriska.
Kadib hawlahaada aduun ku dar.
Note: Waxaa u print gareesaa page-ka aad markaas u baahantahay, kulli ha print gareen.
275.1K views01:19
Ochish/sharhlash
2023-05-06 21:07:04 https://t.me/somalidvlottery2024
787.8K views18:07
Ochish/sharhlash
2023-05-06 19:50:49 Natiijada Lotteryga Maraykanka ee loo yaqaan DV Program ayaa la furayaa daqiiqadaha nagusoo fool leh. Waa 10 daqiiqo kadib.
Ka fiiri jawaabta Lotteryga aad xareesatay linkiga rasmiga ah:
https://dvprogram.state.gov/esc
770.9K views16:50
Ochish/sharhlash
2021-12-30 00:16:57 Channelka hadaa soo booqatay Faarax miyaa taha mise Xaliimo?
319.4K views21:16
Ochish/sharhlash