Get Mystery Box with random crypto!

Sanaddan cusub ee 2024 sameyso Qorshe , Waxaad qortaa dhawr y | Qolka Wasmada Somali

Sanaddan cusub ee 2024 sameyso Qorshe , Waxaad qortaa dhawr yool oo aad doonaysid in aad ka meel gaarto sanaddan cusub. Kadib kala jajabi yool kasta. Saddexda bilood ee ugu horeeya hal ama laba yool oo muhiim ah qorshee, 3da ku xiga sidoo kale, ilaa 3da bilood ee u dambeysa.
3da bilood u horreysa soo qabso. u kala jajabi bil-bil. bisha usii jajabi Usbuucyo.
Halkan waxaa kuugu soo gudbinayaa Usbuucyada sanadda 2024 oo usii jajaban maalmo iyo saacado.
Muhiim: Ugu horreysii qorshahaada Raali-gelinta Allaah, weynaaye.
Naftaada dagaal ku qaad, oo ka mayr dambiyada, salaadda ku dar jadwalka, iyo Quraan Akhriska.
Kadib hawlahaada aduun ku dar.
Note: Waxaa u print gareesaa page-ka aad markaas u baahantahay, kulli ha print gareen.